• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Maxey tahay sababta uu maanta u baaqday Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Koofur Galbeed?

Maxey tahay sababta uu maanta u baaqday Kalfadhiga 8-aad ee Baarlamaanka Koofur Galbeed?

October 8, 2019
in Maxey tahay sababta uu maanta u baaqday Kalfadhiga 8aad ee Baarlamaanka Koofur Galbeed?
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa maanta lagu waday Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay inuu ka furmo Kal-fadhiga 8aad ee Golaha Wakiilada Koonfur Galbeed,iyadoona uu baaqday kulankaasi.

Baaqashada kal-fadhigan ayaa waxaa uu yahay mid ku soo aaday xili uu yahay  kii ugu dambeeyey maadaama Golaha Wakiilada waqtigooda uu dhamaaday, islamarkaana uu ku egyahay 1-da Bisha December ee Sanadkaan 2019 oo hal bil kaliya u hartay.

Waxyabaha keeny inuu baaqday ayaa waxaa lagu sheegay inay tahay kadib markii la isku fahmi waayeen mudo kordhin loo sameeyo Baarlamaanka Koofur Galbeed Soomaaliya, kadib markii xalay ilaa iyo maanta kulamo looga hadlayo arintaasi ay ka socotay Magaalada Baydhabo, iyadoona la isku afgartay in la kala diro Golaha wakiilada ee maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya.

Waxaa magaalada Baydhabo ku sugan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya iyo dhigiisa dalka Jabuuti waxaa ayna halkaasi u tageen inay ka qeyb galaan kulanka Golaha wakiilada Koofur Galbeed Soomaaliya, hayeeshee uu maanta baaqday, waxaana baaqday safarkii maanta ay dib ugu soo laaban lahaayeen Muqdisho.

@Bandhiga Media

Mogadishu-Somalia

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In