• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

November 11, 2019
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xaalad aad u adag ayaa laga soo sheegayaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, oo heysata dadkii ay horay u saameeysay fatahaadda wabiga Shabeelle.

Caafimaad darro ka dhashay biyo nadiif ah oo dadku ay heli waayeen iyo hooy ay ka galaan dhibicda roobka ayaa kamid ah waxyaabaha aad ugu daran oo dadkaasi heysta.

Guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Sheekh Cismaan Barre Maxamed oo la hadlay Idaacadda Bandhiga ayaa sheegay in ay qarka u saaran yihiin in ay u geeriyoodaan macluul iyo gaajo.

Dhanka kale, guddoomiyaha baarlamaanka Hirshabeelle Cismaan Barre Maxamed ayaa sheegay in waxyaabaha ugu daran ee dalkaasi heysta ay kamid yihiin caafimaad darro iyo suuli la’aan  taasna ay ugu wacan tahay cabsi laga qabo in dadka qaar ay geeriyoodaan.

Waxaa sidoo kale dadkaasi ay badankood la ildaran yihiin xanuunno ka dhashay xaaladda fatahaadda.

Waxaa uu ugu baaqay dowladda Soomaaliya, hay’adaha, shacabka Soomaaliyeed iyo cid kasta oo soo gargaari karto in ay caawiyaan qoysaskaasi.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO WAREYSIGA OO DHAN:

 

Bandhiga Media

Muqdisho, Soomaaliya

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In