Guddiga Farsamada Maamul u dhisidda Galmudug ayaa soo saaray Jadwal cusub oo ku saabsan Doorashada Maamulka Galmudug.
Jadwalka Doorashada Galmudug ayaa lo asteeyay in ay u dhacdo habraacan
24 -30 December: soo xulida Xildhibaanada
31 December: dhaarinta xildhibaanada
04 Janaayo: Doorashada Gudoonka Barlamaanka:
09 Janaayo Doorashada Madaxweynaha iyo Kuxigeenkiisa.
Waxaa Jadwalkan ku dhawaaqay Gudoomiyaha Gudiga Farsamada Galmudug.