• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, April 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Headline

Maxkamadda Gobalka Banaadir oo markii ugu horeysay ka hadashay Kiiska Cabdicasiis Gurbiye

July 14, 2020
in Headline
0
496
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa maanta Maxkamadda gobolka Banaadir  markii labaad la horgeeyey Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye ayaa mar kale dib u dhigtay dhageysiga kiiska dacwadda loo heysto weriyaha oo Tifaftiraha Goobjoog.

Maxkamadda ayaa sheegtay inay guda geli karto kiiskan, iyadoo dalbatay in la waafajiyo qodobka 71-aad ee xeerka ciqaabta Soomaaliyeed. Waxaana garsooraha maxkamaddu uu su’aal yaab leh ka keenay kiiska Weriye Gurbiye, isagoo fadhigii maanta ka shaaciyey in aysan weli cadeyn cida soo eedeysay Weriyaha oo horay loo xiray, haatana damiin ku jooga banaanka.

Garsooraha maxkamadda gobolka Banaadir ayaa sidoo kale xeer ilaalinta ka dalbaday inay sida ugu dhaqsiyaha badan u soo cadeyso cidda soo eedeysay ee dacawada u qabta weriyaha.

Go’aanka ay qaadatay maxkamadda ee ay dib ugu celisay xeer ilaalinta kiiskaasi ayaa waxaa durbo soo dhoweeyey qaar ka mid ah ururada saxaafadda Soomaaliya.

Mogadishu-Somalia

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

April 17, 2021
Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

April 16, 2021
Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

April 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In