• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Golaha Shacabka oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Qaxootiga

Golaha Shacabka oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Qaxootiga

September 27, 2020
in Golaha Shacabka oo ka doodaya Hindise Sharciyeedka Qaxootiga
0
497
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xildhibaanada golaha shacabka ee barlamaanka jamhuuriyada federaalka Soomaaliya ayaa maalinta berri ah waxaa ay ka doodi doonaan sharciyo dhowr ah.

Kulanka berri ayaa ah kulan weynaha golaha waxaana ajandayaasha ay kala yihiin

Akhrinta kowaad ee hindise sharciyeedka dhismaha haya’adda diiwaangalinta dadweynaha iyo bixinta aqoonsig oo ay soo diyaarisay wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib-u-hishiisiinta dowladda Soomaaliya .

Sidoo kale waxaa ajandaha ka mid ah akhrinta kowaad ee hindise sharciyeedka Qaxootiga

Guddoonka golaha shacbka ayaa soo jeediyaya in la dar dargaliyo howlaha horyaala golaha maadaama ay dowladda uu yahay waqti kooban isla markaan loo baahanyahay in dhameystiro.

Mogadishu-Somalia

Share199Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In