• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 24, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Baaritaan shaki badan dhaliyay oo lagu sameynayo shaqaalaha kala duwan ee hay’adaha dowladda

October 7, 2020
in Sections
0
498
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee xukuumadsa Somalia ayaa lagu  shaacisay in baaritaano cusub oo la xiriira dhinaca amniga lagu sameynayo dhammaan shaqaalaha kala duwan ee dowladda.

Sii hayaha Wasiirka Shaqada iyo arrimaha bulshada Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa sheegay in shaqaalaha DFS baaritaano amni lagu sameyn doono, si loo hubiyo macluumaadkooda saxda ah, isla markaana lala yeelan doono wareysiyo.

Saraakiisha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraalka lagu sheegay iney baaritaanka ku sameeyn doonto shaqaalaha oo laga codsaday inay la shaqeeyaan. lamana oga waxa baaritaankan sababay iyo tuhunka jira.

Lama oga ujeedka saxda ah ee Baaritaankan balse wararka ayaa sheegaya in qaar kamid ah shaqaalaha dowladda Booska lagu badali doono kuwa kale.

Mogadishu-Somalia

Share199Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

January 24, 2021
Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

January 24, 2021
Deg Deg: Dagaal kulul oo ka qarxay magaalada Bacaadweyne

Deg Deg: Dagaal kulul oo ka qarxay magaalada Bacaadweyne

January 24, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In