• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wararkii ugu dambeeyy xaaladda magaalada Baladweyne oo Jabhad hubeysan…

November 26, 2020
in Wararka
0
Wararkii ugu dambeeyy xaaladda magaalada Baladweyne oo Jabhad hubeysan…
504
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka ka imaanayo magaalada Beladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa soo sheegaya in Waaran maxkamad oo soo qabasho ah loo jaray Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) oo maleeshiyaad badan ku heesta degaanka Ceel-gaal ee duleedka Beladweyne.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Mr Xuud iyo maleeshiyadiisa ay hadda shir la leeyihiin guddoomiyaha gobalka Hiiraan waana wadahadalkii ugu dambeeyay sida aan xogta ku helay.

Xeer ilaalinta Soomaaliya ayaa la sheegay in ay bixisay amarkaan waxaana la ogeysiiyay masuuliyiinta Qaranka oo aad ugu dhow Cali Guudlaawe, iyadoo sidoo kale la ogeysiiyay madaxda HirShabeelle.

Abuukar Xaaji Warsame (Xuud) ayaa muddo todobaad ah hortaagan in Cali Guudlaawe iyo guddoomiyihiisa baarlamaanka ka dagaan Beladweyne waxaana cabsi weyn laga qabaa in dagaal ka qarxo gobalka Hiiraan oo dadkiisa la daala dhacayaan daruufo adag.


Mogadishu-Somalia

Share202Tweet126Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

January 24, 2021
Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

January 24, 2021
Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

January 24, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In