• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Faah-Faahino kale oo ka soo baxay qarax lala eegtay mas’uul katirsan dowladda

November 28, 2020
in Wararka
0
Faah-Faahino kale oo ka soo baxay qarax lala eegtay mas’uul katirsan dowladda

Faah-Faahino kale oo ka soo baxay qarax lala eegtay mas’uul katirsan dowladda

500
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay halka loo yaqaano Laansaleeti ee degmada Cabdicasiis.

Gaari uu la socday maareeyaha dekedda weyn ee magaalada Muqdisho Axmed Waashinton,  ayaa qaraxa lala eegtay walow la sheegay inuu ka badbaaday.

Inta la xaqiijiyey ugu yaraan labo askari oo ka mid ah ilaalada maareeyaha ayaa ku dhaawacmay qaraxaasi, sida ay innoo sheegeen ilo deegaanka ah.

Sidoo kale waxaa goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo durbo meesha ay wax ka dhaceen, kuwaas oo baaritaano ka bilaabay halkaasi.

Xalay ayey aheyd markii qarax is-miidaamin ahaa oo dhalinyaro lagu dilay uu ka dhacay wadada aada dhinaca garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Mogadishu-Somalia

Share200Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Beledxaawo iyo khasaaraha soo gaaray shacabka

Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Beledxaawo iyo khasaaraha soo gaaray shacabka

January 25, 2021
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in gacanta lagu dhigay 100 kamid ah ciidamada Jubbalnad

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in gacanta lagu dhigay 100 kamid ah ciidamada Jubbalnad

January 25, 2021
Jubbaland oo sheegtay iney iska caabisay maleeshiyaad laga keenay Muqdisho lana wareegay Balad-Xaawo

Jubbaland oo sheegtay iney iska caabisay maleeshiyaad laga keenay Muqdisho lana wareegay Balad-Xaawo

January 25, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In