• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Qeybo kamid ah magaalada Muqdisho oo koronto la’aan ah inkabadan 24 saac

November 28, 2020
in Wararka
0
Qeybo kamid ah magaalada Muqdisho oo koronto la’aan ah inkabadan 24 saac
501
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa magaalada Muqdisho gaar ahaan xaafado dhowr ah oo katirsan degmooyinka Cabdicasiis iyo Kaaraan laga soo sheegayaa in halkaasi ay ka jirto koronto la’aan baahsan.

Dadka ku xiran idaacada Bandhiga ee magaalada Muqdisho oo la soo xiriiray ayaa inoo sheegay inkabadan 24 saac iney Koronto la’aan yihiin iyadoo aan aqoon sababta rasmiga ah ee ka dambeysa.

Dadka ayaa sheegay iney jirto cabsi xoogan oo ka dhalatay koronto la’aanta ay dareemayaan kadib markii meelo badan ay u xayirmeen danabka ay heli jireen.

Ganacsiyo badan waxaa ka xayirmay shaqadoodii iyadoo nolosha dadbadan ay ku tiirsan tahay korontada.

Dadkan ayaa waxa ay sheegeen iney ugu jirto shirkadda Korontada ee BEKO, taa oo wali aan saxaafadda u soo bandhigin sababta ay korontadooda ugu maqantahaya xaafado katirsan degmooyinka Cabdicasiis iyo Kaaraan.

Mogadishu-Somalia

Share200Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in gacanta lagu dhigay 100 kamid ah ciidamada Jubbalnad

Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay in gacanta lagu dhigay 100 kamid ah ciidamada Jubbalnad

January 25, 2021
Jubbaland oo sheegtay iney iska caabisay maleeshiyaad laga keenay Muqdisho lana wareegay Balad-Xaawo

Jubbaland oo sheegtay iney iska caabisay maleeshiyaad laga keenay Muqdisho lana wareegay Balad-Xaawo

January 25, 2021
Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dagaal ka dhacay degmada Balad Xaawo

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dagaal ka dhacay degmada Balad Xaawo

January 25, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In