• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Guterres oo mas’ uul cusub u soo magacaabay Soomaaliya

December 31, 2020
in Wararka
0
Guterres oo mas’ uul cusub u soo magacaabay Soomaaliya
498
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Arbacadii ku dhawaaqay magacaabista Anita Kiki Gbeho oo reer Ghana ah taasoo noqoneysa ku xigeenkiisa cusub ee wakiilka gaarka ah ee Howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.

Gbeho waxay bedeleysaa Raisedon Zenenga oo reer Zimbabwe ah oo loo magacaabay kaaliyaha xoghayaha guud iyo isku duwaha howlgalka ee Xaiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Liibiya.

“Xoghayaha guud wuxuu Zenenga uga mahadcelinayaa sida hufnaanta leh ee uu uga qeyb qaatay howlaha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya,” ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay Jamciyada Qurumaha Ka Dhaxeysa.

Marwo Gbeho waxay haysataa in ka badan 25 sano oo khibrad ah oo ku saabsan qorshaynta arrimaha istaraatiijiyadda, isku dubaridka iyo maaraynta arimaha siyaasada, horumarka iyo arimaha bini’aadanimada ee xarumaha Qaramada Midoobay ee guud ahaan caalamka.

Dalalka ay kasoo shaqeysay waxaa kamid ah; Angola, Cambodia, Iraq, Namibia, Sudan iyo Soomaaliya.

Shaqooyinka ay wadamadan kasoo qabatay waxaa kamid ah isku-dabaridka arrimaha bini’aadanimada iyo orsheynta howlaha gargaarka.

“Barnaamijka Horumarinta ee Qaramada Midoobay ee Namibia Waxay sidoo kale ka soo noqotay madaxa qeybta ee Xaiska Isuduwidda Arrimaha Bani’aadamnimada ee New York iyo madaxa xaiska OCHA ee Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan,” ayaa la raaciyey bayaanka.

Gbeho ayaa bachelor-ka ka diyaarisay cilmiga bulshada iyo daraasaadka Afrika, waxayna ka qalin-jabisay Jaamacadda Gobolka ee New York. Sidoo kale, shahaadada mastarka waxay ka diyaarisay xiriirka caalamiga iyadda oo ka baratay Jaamacadda waddankeeda hooyo ee Ghana.

Mogadishu-Somalia

Share199Tweet125Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

January 21, 2021
Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

January 21, 2021
Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In