• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Raiisal wasaaraha Dalka Kuwayt oo iscasilay

January 13, 2021
in Wararka
0
Raiisal wasaaraha Dalka Kuwayt oo iscasilay

Raiisal wasaaraha Dalka Kuwayt oo iscasilay

494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’isul wasaaraha dalka Kuwayt Shiikh Sabaax Al-Khalid Al-Sabaax ayaa maanta oo Arbaca ah iscasilaadda xukuumadiisa u gudbiyay Amiirka dalkaas Shiikh Nawaaf Al-Axmad, sida ay sheegtay wakaaladda wararka dalka Kuwayt.

Tallaabadan ayaa timid kadib markii wasiirro ka tirsan xukuumadda ay shalay is casilaadooda u gudbiyeen ra’iisal wasaaraha.

Xubno ka tirsan  baarlamaanka dalkaas ayaa hore u codsaday in ra’iisal wasaaruhu hor yimaado baarlamaamnka si wax looga waydiiyo qaab dhismeedka xukuumadda

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

January 21, 2021
Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

January 21, 2021
Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In