• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya?

January 14, 2021
in Wararka
0
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya?
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maanta oo Khamiis ah aya lagu wadaa in shirka Golaha Wasiirradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya la horgeeyo ilaa 15 safiir oo loo magacaabay dalal kala duwan oo caalamka ah  si loo meelmariyo.

Wxaa muuqata tirada safiirradan oo markii hore ahaa 12 safiir lagu soo kordhiyay 4 safiir kaddib markii kulankii kan ka horeeyay ay ka biyo diiddeen in ay meel mariyaan qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiiradda oo sheegay in 12ka Safiir aan lagu saleynin habka ay dowladdu u dhisan tahay ee 4,5

Dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda muddo xileedkeeda Dastuurka ah waxaa ka horsan wax ka yar dhowr iyo Labaatan cisho waxaana dadka siyaasadda u dhoondaloola qabaan in magacaabista safiirraddan u eg tahay mid lagu soo jiidanayo dowlad gobolleedyada oo la filayo qaarkood in durbaba ay sii bilaabaan doorashada.

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

January 21, 2021
Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

Maxey kawada hadleen Madaxweyne Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe?

January 21, 2021
Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

Gudoomiyihii degmada Hodon oo lagu dilay Muqdisho

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In