• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Ra’isul Wasaare Rooble: Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha

January 14, 2021
in Wararka
0
Ra’isul Wasaare Rooble: Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo maanta ka qeyb galay shirka sanadlaha ah ee garsoorka dalka ayaa waxa uu sheegay in shacabka ay cadaalad darro weyn ka sheeganayaan hay’adaha garsoorka dalka.

Ra’isul Wasaare Rooble ayaa xusay iney muhiim tahay in si daacad ah shacabka loogu adeego islamarkana laga fogaado wax kasta oo keeni kara cadaalad darro iyo musuq.

Rooble ayaa yiri oo qirtay “Shacabka Soomaaliyeed aadbey uga cawdaan garsoorayaasha waxaan idinkaga digayaa in shacabku idinka cawdo, waxa aad maanta fashaan ayaad bari heleysaan, barri shacab ayaad noqoneysaan maanta cadaalad fala si aad barri u heshaan” Ra’iisul wasaare Rooble”

Rooble ayaa sheegay inuu ka shaqeyn doonto tayeynta adeegga garsoorka dalka Soomaaliya si muwaadiniinta ay cadaalad u helaan.

“Waxaan bogaadinayaa shaqada baaxadda leh ee Maxkamadaha iyo Xeerilaalintu ay ka hayaan socodsiinta iyo tayeynta hannaanka garsoorka dalka, taas oo muhiim u ah xaqiijinta cadaaladda. Waxaa hubanti ah in isbeddel wanaagsan uu ka muuqdo howlaha Maxkamadaha Iyo xeerilaalinta dalka” Ra’iul Wasaare Rooble

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In