• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, March 6, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay barnamij lagula soconayo lacagaha ay hay’adaha soo geliyaan dalka

January 24, 2021
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay barnamij lagula soconayo lacagaha ay hay’adaha soo geliyaan dalka

Dowladda Soomaaliya oo diyaarisay barnamij lagula soconayo lacagaha ay hay’adaha soo geliyaan dalka

496
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Jamaal Maxamed Xasan wasiirka qorsheysaanta xukuumadda Soomaaliya  ayaa soo saaray go’aan lagu dhaqan gelinayo heshiis ay horay u gaareen hay’adaha Soomaaliya ka howlgala.

Heshiiska ayaa ah inay isticmaalaan Bankiga dalka lana rabo hada in lagula xisaabtamo dhaqan galinta hishiiskaasi, wasiir Jamaal ayaa sidoo kalena lagu adkeeyo sida Soomaalida loogu xoojiyo inay isticmaalaan bankigayada dalka.

“Waa in lala xisaabtamaa Hay’addaha ka shaqeeya dalka halka ay mariyaan lacaga dalka ay soo galiyeen horeyna waan kala hishiinay sidaa dareedeed waa inaan xoojinaa dhaqan galinta heshiisyada” ayuu yiri Wasiir Jamaal.

Wasiir Jamaal waxa uu sheegay in kaliya lacagaha dalka soo gali aysan laheyd Soomaaliyeed hase ahaatee ay jiraan hay’addo mashaariic ka fuliya dalka sida lagu ogaaday lacag ka badan labo bilyan oo doolarka Mareykanka ayaa soo gasha dalka sanadka kasta waana in la ogaado halka la mariyo iyo sida loo maareeyo.

Wasaaradda qorsheynta ayaa sheegay  iney diyaarisay  barnaamij lagula soconayo lacagaha doolarka ee soo galo dalka.

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In