• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, March 6, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

January 24, 2021
in Wararka
0
Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

503
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wakiilada Beesha Caalamka oo maalmihii ugudanbeeyay waday wadahadalo dhexdhexaadin ah oo ay ka dhax samaynayeen dhinacyada siyaasada isku haya ayaa markan muujiyay inay caqabado cusub kala kulmayaan dhinacyada gaar ahaan dawlada federaalka oo ku adkaysanaysa in aanu wadahadal furmi karin ilaa Puntland iyo Jubbaland ka soo gudbinayaan gudiyada doorashada.

ila muhiim ah ayaa dhanka kale sheegaya in arintan ay caqabad ku noqotay in la siiwado dadaalada loogu jiro inuu is faham dhaco, waxaana sidoo kale ad kaatay in kulanka la isla meel dhigo oo looqabto maalin la isku raacsan yahay.

Midawga Musharixiinta oobadankood safaro dibada ah ku maqan marka lagareebo Xasan Cali Khayre iyo Shariif Xasan oo Muqdisho kusugan ayaa dhankooda aan wali wax war ah ka soo saarin caqabadaha cusub balse waxay horey ugudbiyeen mawqifkooda ku aadan xal uhelida qodobada la Iskuhayo, wxayna ka digeen Firaaqa dastuuriga ah ee ka dhalan kara hadii sidaan lagu gaaro 8Feb. iyadoo aanay socon dadaal doorasho oo la isla ogol yahay.

Dhinaca kale Cabdi casiis Lafta gareen oo maalmihii ugu danbeeyay ku hawlanaa sidii ay isugu imaan lahaayeen dhamaan dhinacyada isdiidan ayaa maanta Safar ugu amba baxay Dalka Turkiga, iyadoo wali hawshii uu bilaabay aysan fari ka qodnayn.

Lafta gareen ayaan umuuqan inuu fuliyo rabitaanka Saaxiibadiis Villa Somaliya ay ku doonayeen inuu qabto doorashada, wuxuuna cadaadis badan uu kala kulmay Wakiilada Beesha caalamka iyo dhinacyada saamilayda siyaasada dalka.

Hadaba in kastoo ay mar walba caqabado hor leh imaanayaan ayay xubnaha beesha caalamku rajo kaqabaan in mar uun lagaari doono is fahan ka hor mudo xileedka madaxweyne Farmaajo, si ay taas uga dhabeeyaan wakiilka Qaramada Midoobay ayaa wali wada safaro uu xal ku raadinayo isagoo maanta usocdaalaya magalada dhuusamareeb wuxuuna horay ubooqday Qaar kamid ah Xarumaha maamul goboleedyada.

Lasoco wixii warar ah ee ku soo kordha Arimaha Doorashooyinka.

Mogadishu-Somalia

Share201Tweet126Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In