• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, March 6, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxaa sabab u ah amni darrada ka jirta Muqdisho?

January 24, 2021
in Wararka
0
Maxaa sabab u ah amni darrada ka jirta Muqdisho?
495
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muddooyinkan waxaa isa soo tarayey waarerada lagu bartilmaameedsanayo mas’uuliyiinta ka tirsan dowladda Soomaaliyaiyo dilalka joogtada ah ee ka dhacamaagalada Muqdisho.

Shariif Hussein Robow oo horay uga tirsanaan jiray nabad sugida soomaaliya ayaa  sheegay inay jiraan arrimo isbiirsaday oo caqabad ku ah amniga magaalada sidaas darteed loo baahan yahay in xal laga gaaro.

“Xal waxaa laga gaarayaa guud ahaan soomaali oo dhan inay xal gaarto, ha’yadaha amniga kaligood meel ma taagno iyagoo naftooda waxay mashquul ku yihiin siyaasadda..marka meeshaas waxaa ka imaanayaa maadama caro badan ay jirto oo dano badan oo iska soo horjeedo ay Xamar ka jiraan dadkiina aysan helin wax ay ku nafisaan oo siyaasad ah aanan jirin howsha inay sii adgaato ayaa laga yaabo haddii xaaladdan lagu jiro”

Waxaana falalkaan amni daro ay imaanayaan xili dadlku isu diyaarinayo dooraasha oo amniga uu ka mid yahay wxayaabaha muhiimka u ahhirgalka hannaanka doorashadaas.

Saakay oo ay ugu dambeysay 2 wiil oo dhalinyaro ah ayaa lagu dilay Muqdisho halka Shalay Illaa lix qof ayaasiyaabo kala duwan loogu dilay magaalada Muqdisho.

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In