• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, March 6, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Muxuu yahay ujeedka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya uu u gaaray Dhuusomareeb?

January 24, 2021
in Wararka
0
Muxuu yahay ujeedka wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya uu u gaaray Dhuusomareeb?
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee JAMES Swan ayaa maanta ka dagay magaalada Dhuusomareeb.

James ayaa hadda madatooyada Galmudug ee Dhuusomareeb kulan kula qaadanaya madaxweynaha Galmudug Axmad Cabdi Kaariye Qoor, sidoo kale waxaa kulanka Goobjoog ka ah madaxweyne ku xigeenka Galmudug.

Kulamada ayaa sida la soo sheegayo salka ku haya sidii xal looga gaari lahaa arrimaha doorahooyinka dalka iyo in Galmudug ay qeyb ka qaadato isu soo dhawaanshaha dhinacyada siyaasad ahaan isdiidan.

Galmudug ayaa horay u marti gelisay laba jeer madaxda maamul goboleedyada dalka iyo dowladda Federalka si heshiis looga gaaro doorashada soo socota.

Mogadishu-Somalia

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In