• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
in Wararka
0
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Hotelka Decale ee magaalada Muqdisho waxaa ka socda  shir u dhaxeeya Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha.

Shirka ka socda Hotelka Decale waxaa sidoo kale ka qeyb galaya Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir kuwaa oo door ku leh shirkan labada dhinac u dhaxeeya.

Sida aan wararka ku heleyno shirka u socda Rooble iyo Musharaxiinta ayaa looga hadlayaa sidii loo dhaqan gelin lahaa heshiiskii dhawaan gaareen loogana sii shaqeyn lahaa isku soo dhawaansho labada dhinac dhax marta.

Shirkan Hotelka Decale uga socda Ra’isul Wasaare Rooble iyo Musharaxiinta waxaa ka qeyb galaya Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oon qeyb ka aheyn shirkii hore uga dhacay Hotelka Decale.

Ra’isul Wasaaraha Soomaaliya ayaa doonaya markan in uu qaato door muhiim ah si xal looga gaaro khilaafka ka taagan doorashada Soomaaliya, waxa uuna Rooble ka shaqeenaya qabsoomida shir loo dhan yahay oo xal looga gaaro khilaafka doorashada.

Mogadishu-Somalia                                         

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In