• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxay ku diidanyihiin Axmad madoobe iyo saciid shirka afisyoni

March 22, 2021
in Uncategorized
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland,
ayaa ciidan ka qeybgalka shirka afisyoni waxeyna dalbanaayo in Ajendaha shirka lagu daro qodobadaan.

1- Amniga doorashada iyo cidda sugeysa.
2- In wax laga badalo booliiska.
3- In shaqada laga joojiyo taliyeyaal ku lug lahaa weerarka mucaaradka ee 19 Febraayo.
4-In Farmaajo uu saxiixo warqad uu ku laalayo awoodihiisa.
5- In xukuumadda ay sii wado arrimaha doorashada.
6-In la dhiso guddi qaran oo muddada kala guurka maamula dalka oo xukuumadda iyo guddoonka ay baarlamaanka ay DF u matali doonaan iyo arrimo kale.

Dowladda ayaa dooneyso in ajendaha lagu koobo wixii kasoo baxay guddiga farsamo ee Baydhabo iyo qodobadii 3-da ahaa ee lagu kala kacay Dhuusamareeb 4 ee kala ahaa:

1- Guddiyada doorashada.
2- Gedo.
3- Somaliland.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In