Uk ayaa noqotay dalkii u danbeeyey ee diiwangaliyo dad u dhintey natiijo ka dhalatay Talaalka COVID19 ee AstraZeneca.
Talaalka COVID19 ee AstraZeneca ayaa ah talaal soomaliya loogu deeqay oo ay qaaten masuuliyin uu kamid yahay madaxweyne Farmajo
Shalay Dowlada Netherland ayaa soo saartay amar dadka kaweyn 60 sano aysan ku qaadan Karin talaalkan halka dadka ka yar 60 sano loo ogolaaday inay qaatan
Ingiriiska 7 Todobo qof oo qaatay tallaalka COVID19 ee AstraZeneca ayaa geeryooday kaddib markii uu xinjiroobay dhiiggooda.
Sida laga soo xigtay hay’adda Dawooyinka UK.