Xukuumada soomaliya ayaa sheegtay in uu burburay shirkii aan rasmiga eheen ee ka socday Afisyooni wasiirka wasaarada warfafinta Xukuumada xilgaarsinta ah ayaa shegay “In Shirka uu ka socon wayey Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland” sida uu hadalka u dhigay.
Wasiiro ka kala socday labada Dhinac oo Shir jaraaid qabteen ayaa iyagan beeniyen inay ogyihiin Shir fashilmay waxey ku doodan” In Shirka si ula kac loo fashiliyey” siday sheegayn
Hada wada ma furantahay
Laba wado ayaa furan hada sida aqoonyanka qabo
1-mid waa in Shirka leysku soo laabta oo Shirka uu sii socdaa
Midna waa in Go’aanka loo celiyaa Barlamanka ayakana ay diyaariyan Nuuca Doorashooyinka ee dalka ka dhaceyso.