Wararka ka imaanaya degaanka Dhabad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ay ka dillaaceen xannuunno kale duwan oo saameeyay nolosha dad ku nool degaankaasi.
Wariyaha idaacadda Bandhiga ee Muqdisho ayaa soo sheegaya in ay jiraan dad u geeriyooday cudurradani oo u badan carruur islamarkaana ay degaanka yaallaan dad la ildaran.
Xannuunadani ayaa la ogayn waxa dhaliyay sida rasmiga ah waxaana lagu soo warramayaa in maamulka degaanka uu wado dedaallo looga hortagayo.
HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO:
BILLE ISSE ABDI
Bandhiga Media
Muqdisho, Soomaaliya