• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, April 14, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Miyuu kulanka El Clasico-da ka dhici doonaa dalka Mareykanka, waxaa ka jawaabaya Javier Tebas?

August 24, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa maalmahan la hadal hayay in kulamo qaar ee ka tirsan horyaalka La Liga lagu ciyaari doono dalalka Mareykanka iyo Canada, kadib markii ay ku heshiiyeen maamulka labada dhinac.

Laakiin madaxweynaha maamulka La Liga Javier Tebas ayaa wuxuu xaqiijiyay in kulanka El Clasico ee Barcelona iyo Real Madrid uusan ka dhici doonin dalka Mareykanka.

“Way adag tahay in kulanka El Clasico lagu ciyaaro dalka Mareykanka”.

“El Clasico suuragal ma noqoneyso in lagu ciyaro meel ka baxsan gudaha dalka Spain”.

“Muddo afar sano ah waxaan laba jibaarnay qiimaha xuquuqda TV-ga ee suuqyada adduunka saddex jeer”.

“Waxaana dooneynaa inaan xoojino xiriirka isboortiga ee kooxaha aduunka”.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In