• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dab Xooggan Oo Ka Kacay Kaalin Shidaal Oo Ku Taalla Boosaaso

August 26, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in dab xooggan  uu ka kacay kaalin shidaal oo ku taalla Agagaarka xarunta Ciidamada Badda Puntland ee PSF.

Dabkaan ayaa xalay saqdii dhexe  kacay, waxaana uu qabsaday kaalinta Shidaalka Puntland Petrolium sidda ay Bandhiga Media u sheegeen goobjoogayaal.

Wariyeyaasha  magaalada Boosaaso ayaa soo sheegaya in foostooyin shidaal ah ay qarxayaan isla markaana uu cirka isku shareerayo ololka goobta kasoo baxaya.

Dadka magaalada ayaa xalay waxaa soo waajahday cabsi ku aaddan in dabkaasi ku fido meelo kale.

Ilaa haatan ma cadda waxa sababay dabkan.

Ilaa iyo hadda si rasmi ah looma xaqiijin karo Khasaaraha ka dhashay dabkaan ka kacay Boosaaso kaalinta ku taalla, Maadaama uu bilowday xilli habeen ah.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In