• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 18, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Ozil oo Xanuun/Jiro Been ah isku riday kaddib markii uu ogaaday…..!!!

August 27, 2018
in Ciyaaraha
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

many ayaa khamiistii tababare Unai Emery xafiiskiisa kula yeeshay wada hadalo ku aadan inuu door cusub kooxda uga ciyaari doono kaddib markii la badelay kulankii ay guul darada 3-2 kala kulmeen Chelsea.

Kubbad qaabeeyaha usbuuciiba ka qaata Gunners adduun dhan 350,000-  oo bound ayaa sheegay inuu aad u xanuunsan yahay jimcihii isla markaana uusan tababarka qaadan Karin isagoona mid aan la heli Karin iska dhigay ciyaartii ay Arsenal Sabtidii la yeelatay West Ham.

“Waxaan kala hadlay isaga waxyaabo ku saabsan Taaktikada kulankan iyo kulankii la soo dhaafay. Wuxuuna sheegay inuu xanuunsan yaha, ” Emery ayaa sidaa daaha ka rogay.

“Jimcihii, kaddib wada hadaladii aan yeelanay Khamiistii, wuxuu sii waday inuu sheegto xanuun. Waxaan la hadalnay dhakhtarka wuxuuna go’aansaday inay u fiican tahay inuu guriga iska joogo Ozil. Isla markaana uu imaan karo haddii uu caafimaad dareemayo Sabtida.”.

Inkastoo ay jirtay in Xanuun yaab leh uu sheegtay Ozil misane wuxuu waqti la qaatay ciyaartoyda.

Tababare Emery ayaana hadalkiisa ku daray: “Luqadeyda Ingiriiska ma fiicna laakiin midan ayaan doorbidayaa, haddii uu caafimaad dareemayo halkan ayuu nala joogayaa innaga ee guriga ma ahan.”.

Waa markii 7-aad uu Ozil Jiro kaga maqnaado Arsenal ha ahaato mid dhab ah ama mid been abuur ah.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In