• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Wednesday, January 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

DFS Oo Lagu Booriyay In Ay Soo Faragaliso Doorashada K/ Galbeed

August 28, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Baydhabo (Bandhiga Media)- Cabashooyin ku aadan doorashada madaxweyne  ee maaamulka K/ Galbeed oo dhawaan la filayo in  ay ka dhacdo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa soo baxaya.

Aamina Maxamed Mursal oo ka mid ah Musharraxiinta u taagan qabashada xilkaasi, islamarkaana horay u soo noqotay Wasiirka Caafimaadka Somalia ayaa sheegtay in qaban  qaabada doorashadaasi uu Afduubtay Madaxweyne Shariif Xassan Sheekh Aadan.

Waxaana ay ku eedeysay in sida uu rabo umaamulanayo doorashadaasi oo u taagan yihiin dhowr Musharrax.

Ugu dambeyn Aamina Maxamed Mursal ayaa ugu baaqaday dowaldda federaalka ah ee Soomaaliya in ay soo faragaliso doorashadaasi, si looga hortago in lagu shubto.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adda TIKA iyo ganacsato Turkish ah

Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Madaxda Hay’adda TIKA iyo ganacsato Turkish ah

January 27, 2021
Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

War Saxaafadeed deg deg ah ku saabsan doorashooyinka dalka

January 27, 2021
Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

Taliska Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsi iyo dil isugu daray gabar agoon ah

January 27, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In