• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dhallinyaro Soomaaliyeed Oo Ka Baxsatay Xabsiyo Ku Yaalla Liibiya

August 28, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku jiray xabsiyada magaalada Tripoli ee dalka Libiya ayaa baxsaday kadib markii kooxo hubeysan oo ku loolamaya gacan ku heynta Tripoli ay ku dagaalameen magaaladaasi gaar ahaan  xabsiyada ay ku jireen dhalinyaradan.

Danjiraha dowladda federaalka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Yurub, Cali Saciid Faqi ayaa sheegay in dhalinyaraddan Soomaaliyeed ee ka baxsaday xabsiyadda Tripoli qarkood ay yimadeen xarunta safaaradda islamarkana ay wadan qorshe lagu baadi goobayo dhalinyaradda kale ee ka baxsatay xabsiyada.

“Waxaa dhammaan waalidiinta dhalinyarada ku xiran xabsiyada Libya la ogeysiinaya in saaka dagaal culus uu ka dhacay magaalada Tripoli, dhowr xabsi oo Soomalida ku sugneed ayaa iridaha loo balaqey,
waxaa safaaradda hadda ka shaqeenaysa in dhalinyarada meel la isugu keeno, xabsiga Tariqu Mataar iyo Salaxu Diin dhalinyaradii ku jirtey way kala carareen. Qaar baa hadda safaaradda yimid” ayuu yiri danjire Cali saciid.

Cali Faqi ayaa sheegay in ay jiraan dhalinyaro kale oo weli ku jira xabsiga Ain Zara, oo ku yaalla magaalada Tripoli, caasimadda Libya.

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa horey dhalinyarro Soomaaliyeed oo tariibayaal ah ka soo celisay dalka Libya kuwaasoo dhibaatooyin kala duwan u geysteen maleeshiyaadka hubeysan ee maamula xabsiyada.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey safiiradda UK ee Soomaaliya ugu gudbin la’dahay Farmaajo waraaqaheeda aqoonsiga?

Maxey safiiradda UK ee Soomaaliya ugu gudbin la’dahay Farmaajo waraaqaheeda aqoonsiga?

February 28, 2021
Cudur halis ah oo ka dilaacay dalka Kenya

Cudur Geela ku dhaca oo laga cabsi qabo inuu u soo gudbo dadka Kenyatiga

February 28, 2021
Shacabka Soomaaliyeed oo laga qaiyay hal qodob oo muhiim ah oo ku saabsan Heshiiskii Mucaaradka iyo Dolwadda

Shacabka Soomaaliyeed oo laga qaiyay hal qodob oo muhiim ah oo ku saabsan Heshiiskii Mucaaradka iyo Dolwadda

February 28, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In