• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 8, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Sections

Qarax Miino Oo Caawa Ka Dhacay Muqdisho

August 29, 2018
in Sections
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sida ilwareedyo uwarramay shabakadda Bandhiga Media ee Magaalada Muqdisho  ay sheegeenwaxaa Caawa Abaaro Fiidkii Qarax Miino Muqdisho lagula eegtay gaar ahaan Xaafadda Taleex Sarkaal Ciidamada dowladda Somalia ka tirsan.

Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa loo adeegsaday Miino lagu xiray Gaaru uu la socday Sarkaalkaas oo nuuca raaxada ah.

Waxaana inta la xaqiijiyay ku dhaawacmay Sarkaalka Bartilmaameedku ahaa iyo Wiil la sheegay in uu Aabo u yahay oo la saarnaa gaarigaasi.

Qaraxa oo ka dhacay Xaafadda Taleex gaar ahaan Nawaaxiga Carwadii hore ee Taleex ayaa laga maqlay qaar ka mid ah Xaafadaha Muqdisho gaar ahaan Xaafadaha degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Waxaana wararkii ugu dambeeyay ee aan ka heleyno meesha wax ka dhaceen tilmaamayaan in dhaawacyada ka dhashay qaraxaasi loola cararay Goobaha Caafimaadka iyadoona haatan xaaladu tahay mid degan.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon)

Muxuu isku casiley Wasiirka Arimaha Dibbed Soomaliland?

March 7, 2021
Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

Turkiga oo aad uga caroodey war kasoo baxay ururka Jaamacadda Carabta

March 6, 2021
Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

Mo Faarax oo ku guuleystay tartan ka dhacay Jabuuti

March 6, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In