• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 13, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Xawaadley Ee Sh/dhexe

August 30, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar xalay xilli dambe koox hubeysan ay ku qaadeen degaanka Xawaadley oo 22-KM dhinaca Bari kaga beegan degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe.

Kooxdan hubeysan ayaa weerar ku qaaday dhawr xarumood oo ku yaalla degaanka Xawaadley, iyada oo goobaha ay bartilmaameedsadeen ay ku sugnaayeen saraakiil ciidan, maamulka degaanka iyo masuuliyiinta gobolka Shabeellaha Dhexe.

Gudoomiyaha degaanka Xawaadley C/laahi Macaani Adeerow oo  ayaa sheegay in dagaalka uu socday mudo Laba saacadood, islamarkaana lagu dhaawacay Taliyaha amniga Xawaadley, sidoo kalena halkaasi uu ku gubtay gaari Cabdi Bile ah oo uu lahaa Taliye ku-xigeenka saldhigga Booliska degmada Balcad.

Wuxuu sheegay inaanay jirin khasaare intaas ka badan oo weerarkan ka dhashay, isaga oo sidoo kale tilmaamay in ciidamada ay ku daba jiraan raggii weerarka soo qaaday oo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Ururka Al Shabaab.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

General Odowaa o hambalyo u diray ciidanka xooga

April 12, 2021

Midowga murashaxiinta o ka digay mudo kororsi ay sameeyan Golaha shacabka

April 12, 2021
Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

Mucaaradka Jabouti o ka hadlay Doorashadii dalkaas ka dhacday

April 11, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In