• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 16, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Sawirro: Ra'iisu Wasaare Kheyre Oo La Kulmay Madaxweyne Hore Xasan Sheekh

August 31, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay hoyga uu magaalada Muqdisho ka degan yahay ku booqday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynhii hore ee Soomaaliya ayaa shalay soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaana garaoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku soo dhaweeyay guddi dowladda ay u xilsaartay soo dhaweyntiisa oo uu horkacayay Wasiirka amniga Soomaaliya.

Khayre ayaa ujeedada booqashadiisa waxa ay la xiriirtay si uu Xasan Sheekh ugu muujiyo soo dhaweyn hab maamuus leh, waxayna masuuliyiintan yeesheen kulan muhiim ah oo ay kaga hadleen xaalada dalka iyo sidii wadajir la isaga kaashan lahaa horumarinta dowladnimada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa Madaxweynihii hore ee dalka warbixin ka siiyay marxalada dalka sida siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha oo ay guulo  waa weyn ka sameysay dowladda Soomaaliya.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhaweeyay horumarka la gaaray wuxuuna xusay dhammaan bulshada Soomaaliyeed in looga baahan yahay inay taageeraan dowladnimada Soomaaliya.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

Xubno ka tirsan TPLF oo maxkamad la hor keenay maanta

January 16, 2021
Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

Maxaa ka jira in ciidamada Liyuu Boolis ay dad ka afduubteen gobalka Hiiraan?

January 16, 2021
Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

Sarkaal ka soo goystay Shabaab oo lagu soo bandhigay Degmada Qoryooley

January 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In