• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, March 1, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

QM: Malaayiin Soomaali ah ayaa u baahan gargaar.

September 3, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

New York ( Bandhiga Media): Warbixin ay dhawaan soo saartay Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in 1.5 milyan oo Somali ah ay wajihi doonaan xaalad cuni yari oo saameyn daran yeelan doonta.

Hay’adda FSNAU ee ka digta dhibaatooyinka cuni yarida ayaa xustay in loo baahan yahay kaalmo bani’aadanimo oo deg deg ah, si looga hortago halista ka dhalan karta dhinaca cuni yarida.

Warbixinta QM ay ka soo saartay Somalia ayaa lagu sheegay in xaalada dhinaca cuntada ay ugu daran tahay bilaha September iyo Decemper ee sanadkan.

QM ayaa sababaha cunida yarida ku sheegtay in ay sabab u aheyd abaarihii xooganaa ee ku dhuftay Somalia sannadihii u dambeeyay iyo xilli roobaayadii la soo dhaafay oo aad u yaraa.

Hay’adda FSNAU ayaa dhinaca kale xustay in daweyn iyo nafaqeyn ay u baahan yihiin 294,200 oo caruur Somali ah oo ay ku jiraan 55,200 oo galay marxalad adag

Hay’adaha gargaar ee QM oo kuwa caalamiga ah ee ka howl gala Somalia ayaa si weyn ugu digaya xaaladaha musiibooyinka bani’aadinimo ee xilligan ka taagan gudaha Somalia

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Kenya oo ka hadashay inay ka qeybgaleyso dhageysiga dacwadda badda iyo inkale

ICJ oo ku dhawaaqday xiliga ay dhaceyso dacwadda u dhaxeysa Soomaaliya iyo Kenya

March 1, 2021
Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo soo saaray awaamiir la xiriirta COVID-19

March 1, 2021
Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

Maxaa looga hadlayaa maanta shirka u socda musharaxiinta iyo xukuumadda?

March 1, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In