• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, March 5, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Guddoomiyaha Baarlamaanka DFS oo kulan la yeeshay khubaro ka socotay UNDP

September 10, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Muqdisho ( Bandiga Media ): Guddoomiyaha BaarlamaanKa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa shalay la kulmay khubaro ka socotay Hay’adda UNDP.

Nihaad Hussein oo ah Lataliye sare oo dhinaca Farsamadda ee Hay’adda UNDP ayaa Sharaxaad Ka bixisay Wada shaqeynta ay la leeyihiin Barlamaanka iyo guud ahaan Guddiyadiisa u qaabilsan Shuruuc Dejinta.

“Waxaan Rajeyneynaa In aan Xoojin Doono Taageeridda aan Mar Waliba La Garab Taaganahay Golaha Shacabka Si Ay Meel Wanaagsan U Mariyaan Howlaha Horumarinta Dalka Soomaaliya,” ayay Tiri Mss NIHAAD

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Amb: Maxamed Mursal Sheikh Abdirahman Ayaa Uga Mahad Celiyay UNDP-da Kaalinta Wanaagsan oo ay Ku Leeyihiin Shaqadda ay Baarlamaanka u Hayaan Umadda Soomaaliyeed.

” Runtii Waan Idinku Bogaadinayaa sidaad Dhinacyadda Farsamadda Iyo Fududeyntaba aad Kala Shaqeysaan Guddiyadeena Barlamaanka, haddii aan nahay hoggaanka Barlamaanka, Waxaan Mar waliba jecelnahay sidii aad noogala shaqeyn lahaydeen in dalkan uu Kasoo Kabsado dhinacyadda Loo Baahan yahay In La iska Kaashado Si Wada Jir ah In Looga Howl Galo”,ayuu yiri Guddoomiye Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan.

Sidoo kale,Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa sheegay in si dhow isaga kaashan doonaan Hay’adda UNDP Howlaha ay ka taagaaraan Golaha shacabka,wuuna uga mahad celiyay.

Hay’adda UNDP ayaa qeybo Kamid ah Barlamaanka Soomaaliya Ka Taageerta Arimaha Farsamadda Sharciyadda Barlamaanka Iyo Howlahooda.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Bankiga Dhexe oo ka hor yimid diidmada lacagta 50$ amarna siiyay Bankiyada dalka

Bankiga Dhexe oo go’aan ka soo saaray diidmada lacagta 50$

March 4, 2021
Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

Ma dhici doonaa shirkii ay maanta ku ballansanaayeen xukuumadda iyo midowga musharaxiinta

March 4, 2021
Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

Soomaali tahriibayaal ah oo ku dhintay Xeebta Bariga Afrika ee Jabuuti

March 4, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In