• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Furmaya

September 10, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta oo Isniin ah 10-09-2018 lagu wadaa in uu furo kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulankaan  furitaanka ah ayaa lagu wadaa in madaxweyne Farmaajo uu qudbad ka jeediyo islamarkaasina uu ka hadlo wax qabadka Dowladiisa.

Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa fariimo war galin ah in kulanka Furitaanka Maanta Baarlamaanka uu jiri doono u diray Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Warar ay heshay Bandhiga Media islamarkaasina ay ka heshay qaar kamid ah Xubnaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud islamarkaasina ah Xildhibaan Sharafeed oo ka soo qeyb gali doono Shirka Maanta.

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Fasax galay 10-kii bishii July ee Sanadkaan 2018-ka.

 

Bandhiga Media 2018

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In