• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxkamadda Sare Oo Sheegtay Inay Si Adag Ula Dagaallamayaan Dadka Isticmaala Dukumiintiyada Dowladda FS Ee La Been-Abuuray.

September 14, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka, Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in shir ay yeesheen garsoorka dalka iyo hay’adaha cadaaladda ku lugta leh, sida maxkamadaha dalka, Xeer-ilaalinta guud, Booliiska, Wasaaradda Amniga Qaranka iyo Ra’iisul Wasaaraha loo hadlay arrimo ku saabsan amniga iyo cadaaladda dalka.

Baashe Yuusuf, ayaa sheegay in kulamadaas la isugu raacay sidii looga hor-tegi lahaa caqabadaha hor-taagan in shacabka Soomaaliyeed ay helaan Garsoor iyo sidii ay ku fuli lahaayeen go’aanada kasoo baxa maxkamadaha dalka.

Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee ayaa sheegay in la billaabi doono qorsho lagula dagaallami doono dadka isticmaalaya dukumiintiyada Dowladda FS ee la been-abuuray.

“Waxaan socda qorshe aan doonayno inaan uga hortagno dukumiintiyada kala duwan ee la been abuuro,” ayuu yiri guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, kuwaasoo uu sheegay in lagu lunsado hanti kala duwan.

Ugu dambeyn, Hadalka guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Dalka, ayaa ku soo beegmaya xiili ay jirto cabasho qaar ka mid ah shacbaka Soomaaliyeed ay ka keenaan Garsoorka dalka, laakiin Guddoomiyaha Maxkamada Sare uu sheegay in wax badan laga qaban doono.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In