• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, January 19, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Beeraleyda Balcad Oo Ka Baqaya Inuu Kusoo Fataho Wabiga Shabelle

September 15, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Beeralayda ku dhaqan degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe iyo tuulooyinka degmadaas hoos taga ayaa ka cabsi qaba fatahaad uu sameeyo wabiga Shabeelle.

Cabdsida beeralayda ayaa timid kaddib markii heerka biyaha wabigu uu kor usoo kacay, islamarkaana ay karkaarrada jabsheen qaar kamid ah kanaallada muhiimka ah ee ka baxa wabiga.

Tulooyin ay kamid yihiin Jameeca Misra, Farbaraki iyo Buulo Faay Dhuxul ayaa halis ugu jira iyo wabigu kusoo fataho.

Bishii May ee sannadkan ayay ahayd markii wabiga Shabeelle ku fatahay qaybo kamid ah gobolka Hiiraan gaar ahaan magaalo madaxda gobolkaas ee Beledweyne.

Fatahaaddaas ayaa sababtay khasaare nafeed iyo mid maaliyadeed oo baahsan, iyadoo muddo toddobaadyo ah hakad ku yimid isu socodka dadka iyo gaadiidka.

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In