• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, January 26, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Magaalo Ka Tirsan Ingiriiska Oo La Miisaami Jiray Maayarkooda Cusub

September 16, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sanadkii 1678 ayeey ahayd markii ugu horreysay ee lasoo bandhigay waxa loo isticmaali jiray sida qalab xaqiiq ah oo lagu cabiro falalka musuqmaasuqa ee magaalada High Wycombe ee dalka Ingiriiska.

Miisaan ayaa la saaraa duqa magaalada sanad walba si shacabka magaaladu ay u arkaan in duqa magaalada uu “ku cayyilay” canshuurta laga qaadayey shacabka.

Tan iyo markii la aas-aasay dhaqankaan, ayaa waxaa la ogaaday in duqa magaalada uu dhab ahaantii musuqmaasuqay hantida shacabka kuna darsaday sakhraannimo.

Caado dhaqameed kaan ayaa la bilaabay in lagu dhaqamo oo welina loo dabaaldego sannad walba 340 sano kadib.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ku khaarijiyay xubno katirsanaa Al shabaab

Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgallo qorsheysan ku khaarijiyay xubno katirsanaa Al shabaab

January 26, 2021
Maamulka Gobalka Banaadir oo qorsheynaya inuu la wareego xarumaha caafimaad ee ku yaala Muqdisho

Maamulka Gobalka Banaadir oo qorsheynaya inuu la wareego xarumaha caafimaad ee ku yaala Muqdisho

January 26, 2021
Christiano Ronaldo oo diiday heshiis ku kacaya 6 Milyan oo Doller oo Sacuudiga u soo bandhigay

Christiano Ronaldo oo diiday heshiis ku kacaya 6 Milyan oo Doller oo Sacuudiga u soo bandhigay

January 26, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In