• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, February 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Aqalka sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya oo wafdi u diray magaalada Baydhabo

September 17, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Wafdigii labaad ee ka socda Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee loo diro Dowlad Goboleedyada dalka si ay u baadi goobaan xal waara iyo isfaham ka dhex dhasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo sidoo kale madaxda Dowlad Goboleedyada dhexdooda ayaa maanta u ambabaxay Magaaladda Baydhabo.

Wafdigan ayaa ku wajahan Dowlad Goboleedka Koonfur galbeed, Ujeedka Safarka ayaana ah xog ururrin dhab ah iyo xal waara sidii loo heli lahaa.

Wafdigan oo uu hoggaaminayo senator C/llaahi Cali Garuun, ayaa waxaa ka mid ah Senator Xuseen Xaaji Cali,Senator Sam Sam Ibraahim Cali,Senator Axmed Macallim Cumar “ Axmed Nadiir”,Senator Faadumo Xasan Aadan Gariyow,Aadan Cabdi Aadan, C/fitaax Macallim Xasan,Maxamed Cali Maxamed Rooble iyo Ismahaan Fu’aad Xasan.

Wafdigii kan ka horeeyay ee Aqalka sare u diro Dowlad Gobolleedyada ayaa shalay gaaray magaalada Garowe ee xarunta Maamulka Puntland.

Aqalka Sare oo gudanaya wajibkiisa dastuuriga ayaa u istaagay sidii loo heli lahaa isfaham iyo wada shaqeyn dhab ah.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Hooyo Uur laheyd oo COVID-19 Muqdisho ugu geeriyootay

Hooyo Uur laheyd oo COVID-19 Muqdisho ugu geeriyootay

February 18, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In