Warbaahinta British-ka oo soo xigtaya booliiska ayaa sheegtay in 2 qof la geeyay xarun caafimaad kadib markii uu gaari ku jiiray dad socday masjid ku yaalada Waqooyiga magaalada London.
Waxa warbaahinta ay intaa raacisay in ciidanka booliisku dhacdadan aysan ula falgalin sidii larabay oo waxaa wararku sheegayaan in ay dhinteen dadkii falkaasi geestay.
Dhanka kale waxaa jirin wax faalo ah oo laga bixiyay dadkaasi la jiiray sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Reuters.