• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Friday, January 22, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Gabar 9 jir  ah oo ku dhimatay iska hor imaad dhexmaray  Ciidamo katirsan Dowladda

September 19, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Deeqa Daahir Cagadahab oo ah gabar da’yar oo 9 sano jir ah ayaa shalay u geeriyootay rasaas ay isweydaarsadeen ciidan kawada tirsan dowladda oo haleeshay xili ay saarneyd gaari ay kaga timid Iskuulka.

Deeqa ayaa u dhimatay rasaastii haleeshay ka hor inta aan la geynin xarun caafimaad, waxaana meesha isaga dhaqaaqay ciidamadii dowladda ee dilay gabadhaasi da’da yar kuwoo oo isku rasaaseeyay meel u dhawo Isbitaalka Digfeer.

Waalidiinta dhashay Deeqa ayaa dowloadda Federalka Soomjaaliya ka codsaday in cadaaladda la hor keeno  naxariislawaayaashii gabadhaas yar oo aheyd iftiin soo baxayay nolosheeda dhaafiyay .

Shacabka Soomaaliyeed ee ku sugan dalka iyo dibadda ayaa aad uga naxay dilka loo geeystay gabadhaasi da’da yar waxaana ay tacsi tiiraanyo leh ay u direen reerkii iyo ehelkii ay kabaxday.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

Maxey kawada hadleen Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Madaxweynaha kal-fadhiga 75-aad ee Golaha Guud ee Q.M?

January 21, 2021
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

Madaxweynaha cusub ee Mareykanka oo laalay qaraaro adag oo Trump uu gaaray

January 21, 2021
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In