• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Monday, January 25, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Dowladda Talyaaniga oo ka qeyb qaadaneysa dib u dhiska Ciidanka Xoogga Dalka

September 20, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Safiirka Dawladda Talyaaniga u Fadhiya Soomaaliya oo kulan kula qaatay xafiiskiisa  Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Maxamed ayaa waxey kawada hadleen dib u dhiska ciidanka Dowladda waxaana sidoo kale kulanka goobjoog ka ahaa u qeybsanaha arrimaha ciiidamada ee safaarada Talyaaniga oo dhawaan Wasaaradda Gaashaandhigga Talyaaniga soo Magacowday.

kulanka Waxaa looga Hadlay arrimo la Xiriira Iskaashiga Milatari ee ka Dhexeeya Dawladaha Soomaaliya iyo Talyaaniga, waxaana diiradda lagu saaray sida Talyaniga uu Soomaaliya ugu taagero karo dib u dhiska ciidanka xoogga dalka.

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya ayaa uga mahad celiyay Kaalintii ay ka qaadatay Dowladda Talyaaniga dib-u-howlgalinta Isbitaalka Xoogga iyo ka qeyb qaadashada dib udhiska Ciidanka Xoogga dalka.

Dhanka kale Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya ayaa sheegay in uu muuqdo qorsheyaal dib loogu dhisayo Ciidanka Xoogga dalka oo ay wado dawladda Soomaaliya, isaggoo xusay in dhankooda ay ka qeyb qaadanayaa dib udhiskaasi iyo horumarada kale ee Soomaaliya ka socda.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya oo digniin adag ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya

January 24, 2021
Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

Maxaa ku soo kordhay doorashada Soomaaliya? midowga musharaxiinta oo dalka ka maqan iyo wararkii ugu dambeeyy

January 24, 2021
Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

Maxey kawada hadleen Qoor Qoor iyo James Swan oo ku saabsan doorashada?

January 24, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In