• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, January 23, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Wasiir Cawad oo Soomaaliya ku matali doona shirka Qaramada Midoobay ee New York

September 22, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Danjire Axmed Ciise Cawad oo ah Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  ayaa u dhoofay  Magaalada New York ee Xarunta Qaramada Midoobay ee Dalka Mareykanka.

Wafdiga dowladda Soomaaliya u dirtay halkaasi ee wasiirka uu hogaaminayo waxey uga qeyb gali doona Fadhiga guud ee 73-aad ee Qaramada Midoobay oo looga hadli doono arrimo dhowr ah.

Wasiirka arrimaha diubadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxa uu ka jeedin doonaa shirweynahaasi khudbadda Madaxweynaha Jamhuriyadda Federalka Soomaaliya, isaga oo ka wakiil ah Madaxweynaha.

Waxaa xusid mudan in madaxweynaha uu ka baaqday shirkan oo madax kala duwan isugu imaanayaan waloow Madaxtooyadda Soomaaliya aysan shaacin sababta uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya uga baaqanayo markisii labaad shirka Fadhiga guud ee Qaramada Midaabay kaa oo ka furmaya Magaalada New York ee dalka Mareykanka.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha qiimeynta khataraha lacag-dhaqidda oo ka furmay Muqdisho

January 23, 2021
Turkiga oo Soo Bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

Turkiga oo soo bandhigay Markab Dagaal oo casri ah oo isla Turkiga lagu sameeyay

January 23, 2021
Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

Xogtii ugu dambeysay Ma ciidamo Soomaali ah ayaa ka dagaallamay Tigraay?

January 23, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In