• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Xalinta khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo maamulka Koonfur Galbeed oo meel wanaagsan maraya

September 22, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya dib ugu soo laabtay Wafdigii ka socday Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo loo diray Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed si ay u baadi goobaan xal waarana loogu heli lahaa  isfaham ka dhex dhasha DF iyo maamulka Koofur Galbeed.

Wafdiga Aqalka Sare ee loo diray Koofur Galbeed ayaa la kulmay madaxda maamulkaasi iyo qeybaha kala duwan ee bulshada waxaana ay sheegeen in safarkooda uu ku soo dhamaaday guul iyo isfahan.

Axmed Macallim Cumar “Axmed Nadiir” oo ka mid ah Xubnaha Aqalka sare ee loo diray Dowlad Gobolleedka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in dowladnimadu ay jecelyihin madaxda iyo maamulka Koofur Galbeed isagoo xusay in inta badan khilaafka xal laga gaaray.

Khilaafka Dowladda Federalka Iyo Maamul goboleedyada dalka waxaa Aqalka Sare oo gudanaya wajibkiisa dastuuriga ayaa u istaagay sidii loo heli lahaa isfaham iyo wada shaqeyn dhab ah.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

April 19, 2021
Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

April 19, 2021
Drjalaaludiin oo ka hadlay cirbado maandoriyaal ah oo dhalinyarada isku duraan

Drjalaaludiin oo ka hadlay cirbado maandoriyaal ah oo dhalinyarada isku duraan

April 18, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In