• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 21, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Madaxweynaha Hirshabelle oo gudoomiye cusub u magaacabay gobalka Hiiraan

September 23, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa magacaabay guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan, isaga oo xilkii ka qaaday guddoomiyahii hore ee maamulkaasi oo muddo ka yar sanad xilka hayay.

Wareegto uu soo saaray Madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu magacaabay gudoomiyaha cusub ee gobalka Hiiraan.

Waxaa gudoomiyaha cusub ee gobalka Hiiraan loo magacaabay Yuusuf Axmad Hagar Dabageed oo horay u soo noqday gudoomiyaha gobalkaasi labo jeer, waxaana xilka laga qaaday Cabdullahi Axmad Maalin Sufurow.

Waregtada ka soo baxday Madaxweynaha Hirshabelle ayaa sidoo kale lagu sheegay in ujeedkedu yahay sidii loo heli lahaa maamul wax ka qabta caqabadaha ka jira gobolka Hiiraan.

Labo sano gudahiis gobolka Hiiraan waxaa  loo magacaabay dhowr guddoomiye, waxaana muuqata in cago badan uusan ku fadhin dhismaha maamulka Hirshabelle oo caqabada dhowr ah ku hor gudban yihiin.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

Taliyeyaal ciidan iyo askar xabsiga loo dhigay dilka gudoomiyihii degmada Hodon

January 21, 2021
C/xakiin Dhagajuun

Odiyaasha Gudoomiyahii degmada Hodan oo go’aan qaatay iyo Xildhibaan Mahad Salaad oo eedeyn u jeediyay Cumar Filish

January 21, 2021
Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

Dowladda Federalka iyo hogaamiyeyasha mucaaradka oo loo diray codsi ku aadan 2021

January 21, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In