• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Sunday, January 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Maxaa ka taqaanaa howlgalka Dhireynta Dalka Soomaaliya oo bilowday?

September 23, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Dhalinyaro is xilqaantay oo ku nool dalka dibadiisa ayaa bilaabay barnaamji cusub oo loogu magic daray “Dhireynta Dalka’ ama hawlgalka nabadeed ee Mobile Museum si bilicda magaalada iyo deegaanka u qurxoonaato.

Barnaamijkan ayaa sidoo kale ah mid shaqo looga abuurayo dhalinyarada ku nool dalka waxaana hadda laga bilaabay magaalada Muqdisho iyadoo qorshaha uu yahay in sanadkiiba la talaalo kun geed.

Fursado badan ayaa lagu sheegay in laga helayo dhireynta dalka sida in laga maarmo kaalmada Beesha Caalamka iyo gaajada la soo dirista dadka Soomaaliyeed xiliyada abaarahana waxaa geedaha looga faa’ideysan karaa dhinacyo badan.

Talaalista geedaha badan ayaa ka hortageysa in ay dhacaan masiibooyin dabiici ah iyo kuleelka diirran ee xiliyada qaar jira.

Diin ahaan iyo dhirta

Diinteena suuban ayaa noo sheegeysa in qofkii geed talaalo uu leeyahay ajarka geedkaas xitaa hadii uu dhintay maadaama dad badan ay ku anfacayaan, waxaa kaloo dambi ah in geed la harsado ama miro leh in lajaro ama hoostiisa lagu xaajo guto.

Soomaaliya iyo dhirta.

Waxaan wada ognahay in faa’ido badan leedahay dhirta oo aan u isticmlaano siyaabo kala duwan sida inaan harsanno iyo in dalag ka soobaxa dhirta la beero aan quudano.

Dhirta dhulkeena Soomaaliya aad ayaa loo xaalufinayay tan iyo burburkii dalka taa oo keeni karta nabad guur, waxaana dhowr jeer laga hadlay sida looga hortagi karo in dhirta la jaro, waxaana xusid mudan in dhirta badankeed laga dhigo dhuxul sidoo kalena loo dhoofiyo dalal kale oo dhaca Africa iyo Aasiya.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

Faah-faahino ka soo baxaya askar iyo saraakiil qarax lagula eegtay deegaanka Tixsiile

January 17, 2021
Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

Xildhibaan Mahad Salaad oo sheegay in Miinooyin ku leynayo saraakiisha ugu firfircoon ee C.Q.S

January 17, 2021
Soomaali laga soo celiyay Mareykanka oo Muqdisho ka soo dagay iyo sababha ka dambeysa oo la ogaaday

Xog laga helay Soomaalida laga soo celiyayy Mareykanka iyo ujeedka ka dambeyb oo la ogaaday

January 17, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In