• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, April 17, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Somaliland oo ka hadashay booqashada Madaxweyne Farmaajo ee Hargeysa

September 23, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Rajada laga qabo in Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxweynaha Somaliland isku dib dhaafaan magaalooyoinka Hargeysa iyo Muqdisho ayaa haadan dheer laga tuuray, xili aad loo hadal hayay baryahan in M/weyne Farmaajo booqan doono  Hargeysa sidoo kalena Muuse Biixi uu iman doono Muqdisho.

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar oo ah ra’isul wasaare ku xigeenka dalka ayaa sheegay maalmo yar ka hor in uu rajo ka qabo booqashada labada dhinac balse wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa shuruurd adag ku xeray hergrlinta arintaasi.

Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland oo og isbadallada ka socda gobalka gaar ahaan geeska Africa ayaa sheegay in Soomaaliya ay la heshiin doonaan marka ay aqoonsi iyo isfahan uu dhexmaro maamulada Muqdisho iyo Hargeysa.

Mahdi Maxamed Guuleed Khadar Ra’iisul wasaare Ku xigeenka Soomaaliya ayaa dhawaan sheegay in la bilaabi doono wadahadalada Soomaliya iyo Soomaaliland,isla markaana uu rajeynayo in Madaxweyne Farmaajo uu tago Hargeysa Madaxweyne Muuse Biixina uu yimaado Magalada Muqdisho.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

Xalay shirkoole maxaa ka dhacay

April 17, 2021
Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

Masar iyo Jabouti oo ka wada hadlay xasiloonida geeska Africa

April 16, 2021
Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

Waa kuma safiirka cusub ee Mareykanka ee Soomaaliya?

April 16, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In