• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Saturday, February 27, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif oo baaq u diray madaxda iyo shacabka Soomaaliyeed

September 24, 2018
in Wararka
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmad oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa baaq ku aadan dhacdooyin farabadan oo ka dhacay Muqdisho waxa uu u diray Madaxda iyo shacabka.

Shiikh Shariif ayaa Umadda Soomaaliyeed uga tacsiyeey dadkii eheladooda looga dilay dhacdooyinkii ugu dambeeyay,  waxaana uu sheegay in uu ka xunyahay in qof Soomaali ah loo dilo guurka qof kale oo Soomaali ah, waxaana uu tilmaamay iney tahay nasiib xumo oo aan la aqbali karin in heybsooc dadka Soomaaliyeed isku-dilaan.

Culumada, dhaqanka iyo siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayuu ka dalbaday iney meel ugu soo wada jeestaan lana cirib-tiro arrimaha takoorka ee bulshada dhexdeeda, isagoo xusay in aysan jirin qof Soomaali ah oo qof kale ka fiican.

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Daljirka Dahsoon

Wararkii ugu danbeeyey Magaalada Muqdisho

February 25, 2021
Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

Xasan Cali Kheyre: isku day dil ayaan ka badbaadnay

February 19, 2021
Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

Dibadbaxyo ay hogaaminayeen qaar kamid ah midowga musharaxiinta oo rasaas nool nool lagu kala eryay

February 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In