Qoraal uu ku saxiixan yahay Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa lagu magacaabay Xogahaye Guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha.
Cabdicasiis Ibraahim Aadan ayaa loo magacaabay xoghaya joogtada wasaaradda Ganacsiga waxaana wasiirka uu sheegay in wasaaradda ay aheyd xoghaye la’aan in muddo ah waxaana ugu dambeeyay Abukar Daahiy oo qaraxii Soobe ku dhintay.
Akhriso: Magacaabista uu sameeyay wasiir Maareeye