• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Tuesday, April 20, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Albayrak oo shaacisay lacagta bil walba ka soo xaroota dekadda magaalada Muqdisho

September 25, 2018
in Wararka
0
494
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Shirkadda maamusha dekadda magaalada Muqdisho ee Albayrak ayaa si rasmi ah u shaacisay lacagta bil walba ka soo xaroota dekadda weyn ee Muqdisho, waxaana lagu sheegay aduun lacageed oo gaaraya  $10 Milyan in bil walba la qabto.

Warbaahinta Turkishka ee TRT World oo wareysi la yeelatay mid kamid ah saraakiisha sar sare ee shirkadda Albayrak ayaa waxa uu sheegay in isbadal dhan walbo ah ay ku sameeyeen dekadda  marka loo eego sidii ay ahaan jirtay ka hor inta aan lagu wareejin.

Axmad Sami Isler ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya ay dekadda ka soo saari jirtay bil walba $2.5 Milyan balse ay soo saarto hadda 10 Milyan oo doller.

Sandkii  2014-kii ayaa shirkadda dhismaha ee Albayrak oo laga leeyahay Turkiga waxa ay maamulka dekadda Muqdisho kala wareegtay dowladii uu hogaaminayay Xasan Sheekh Maxamuud, waxaana ay si casri ah u dhistay dekadda iyadoo hagaajisay maamulkeeda.

 

Share198Tweet124Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

Abdi Farah juxa oo si cajiib ah uga hadlay Turkiga iyo Qatar

April 20, 2021
Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

Ciidamo ka socdo dalka negeria oo soomaliya yimaaden

April 19, 2021
Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

Wadanka uu u safray Madaxweyne Farmajo ee DRcongo maxa ka taqanah!

April 19, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In