• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 28, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Ciyaaraha

Guusha ay ka gaareen xulka dagmada Waaberi ciyaaraha dagmooyinka gobalka Banaadir

September 25, 2018
in Ciyaaraha
0
493
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Waxaa xalay magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay sanadkii labaad muddo laga joogo 31 sano cayaaraha degmooyinka Gobolka Banaadir oo ay ka qayb galeen 17-ka degmo ee gobolka Banaadir ka kooban tahay.

Waxaa Finalkiisa isugu yimid degmooyinka Shibis iyo waaberi iyada oo ay si qurux badan ugu guuleysatay degmada Waaberi oo la dhihi karayo waa u qalantay in ay qaadaan koobkaan, marka la eego hab ciyaareedkooda.

Ciyaarta waxaa u soo daawasho tagay kumaan qof oo kamid ah shacbka magaalada Muqdisho iyo saraakiil ka socotay hay’adaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya, waxaana goobjoog ka ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.

Kullankan ayaa qaybtiisa hore waxaa lagu kala nastay 1-0 oo ay ku hoggaamineysey degmada Waaberi waxaana  ugu dambeyn ay ku soo idlaatay 1-0 oo ay ku badisay Waaberi.

Degmada Waaberi ayaa sanadkii hore ku guuleysatay koobkan, waxayna xilligaasi ay ka qaaday degmada Hodan oo looga adkaaday 3-1.

Dadka ku nool dagmada Waaberi ayaa ilaa manta u dabaal dagaya guusha ay soo hoyiyeen xulkooda, waxaana marba meel la geynayay Koobka ay ku guuleesteen, iyadoo ay xusid mudan tahay in ballaan qaadyo waa weyn loo sameeyay ciyaartoyda Waaberi, waxaana kamid ah in ay heli doonaan tababarro caalami ah.

Abaal-marino kala duwan ayaa lagu bixiyay gudaha garoonka.

Abaalmarinta waxaa bixinayay Madaxweyne Farmaajo oo masraxa ku sugnaa sidan ayaana loo kala bixiyay dhamaan abaalmarinada.

1: Koobka kaalinta koowaad waxaa la gudoonsiiyay Demada Waabari.

2: Kaalinta Labaad  Degmada Shibis

3: Saddexaad Degmada Hodan

4: Gool dhallinta Saadaq Cusmaan oo ka tirsan Waabari

5: Macallinka tartanka C/laahi Laash oo hoggaamiyo Shibis

6: Goolhayaha ugu fiican  tartanka Sakariye  oo ka tirsan Waabari

7: Xiddiga ugu fiicanTartanka waa C/qani  oo ka tirsan Shibis

8: Abaal-marinta Degmada Aqlaaqda sidoo kale ugu taageeraha badan tartanka waxaa la guddoonsiiyay degmada Kaaraan

 

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Deg Deg: Dowladda Federalka oo ka hor timid guddiyada ay magacaabeen Puntland iyo Jubbaland

Deg Deg: Dowladda Federalka oo ka hor timid guddiyada ay magacaabeen Puntland iyo Jubbaland

January 28, 2021
Dowladda Kenya oo baaq u soo dirtay dowladda Federalka kana digtay in lagu eedeeyo arrimaha gudaha Somalia

Dowladda Kenya oo baaq u soo dirtay dowladda Federalka kana digtay in lagu eedeeyo arrimaha gudaha Somalia

January 28, 2021
Golaha Midowga Musharaxiinta oo kulan deg deg ah ka yeeshay caburinta dowladda

Akhriso: War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Murashaxiinta oo looga hadlay arrimaha doorashada

January 28, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In