• About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact
Thursday, January 28, 2021
  • Login
LISTEN
Bandhiga
LISTEN
  • Bogga Hore
  • Radio
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Caafimaadka
  • Ciyaaraha
  • English
Bandhiga
No Result
View All Result
Home Wararka

Sarkaalka ONLF Cabdikariin Qalbi Dhagax oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay

September 25, 2018
in Wararka
0
492
SHARES
1.4k
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sarkaalka katirsan jabhadda ONLF ee Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax ayaa socdaal lama filaan ah ku tagay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland, waxaana wehlinaya saraakiil kale oo katirsan isla ururka ONLF.

Magaalada Hargeysa ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay waxaana ka qeyb galay soo dhaweyntiisa qaar kamid ah madaxda iyo xisbiyada siyaasadeed ee ka dhisan Somaliland, waloow aan la shaacin sababta ka dambeysa imaanshahiisa Hargeysa.

Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmad ayaa Jabhadda ONLF iyo urur kale oo hubeysan ka saaray liiska  Argagixisada waxaana magagaalada Asmara ee dalka Ereteria heshiis ku kala saxiixday Itoobiya iyo ONLF.

Shalay ayey aheyd markii wafdi ka socday jabhadda ONLF ay gaareen magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida kuwoo kulamo kala duwan la qaatay madaxda dowlad deegaanka.

 

Share197Tweet123Send
  • Trending
  • Comments
  • Latest

Liiska xildhibaanada cusub ee Galmudug oo la shaaciyey

January 10, 2020

Xukuumadda Tehran oo cod dheer ku sheegtay in uusan gantaal soo ridin diyaaraddii Ukraine

January 10, 2020

Tobanka Dal ee ugu dhaqaalaha badan dunida Sanadkan 2019

August 5, 2019

0

U.S. Senate grills President Trump’s pick for Somalia envoy over his past performance

0

Jubbaland oo Dowladda Federaalka ku eedeeysay in ay jabhado hubeyneyso

0
Dowladda Kenya oo baaq u soo dirtay dowladda Federalka kana digtay in lagu eedeeyo arrimaha gudaha Somalia

Dowladda Kenya oo baaq u soo dirtay dowladda Federalka kana digtay in lagu eedeeyo arrimaha gudaha Somalia

January 28, 2021
Golaha Midowga Musharaxiinta oo kulan deg deg ah ka yeeshay caburinta dowladda

Akhriso: War-saxaafadeed kasoo baxay Midowga Murashaxiinta oo looga hadlay arrimaha doorashada

January 28, 2021
Wafdi ka socda dowladda oo gaaray Balad Xaawo

Wafdi ka socda dowladda oo gaaray Balad Xaawo

January 28, 2021
Bandhiga

Copyright © Bandhiga

Navigate Site

  • About
  • Advertise
  • Privacy & Policy
  • Contact

Follow Us

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Muuqaallada Bandhiga
  • Radio
  • Wararka
  • Ganacsiga
  • Ciyaaraha
  • Caafimaadka
  • English

Copyright © Bandhiga

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Create New Account!

Fill the forms below to register

All fields are required. Log In

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In